
Jaamacadda Daarulxikmah waa jaamacad ka hanaqaaday dalka Soomaaliya dabayaaqadii sannadkii 2012 kii. waxay si weyn uga soo muuqatay masraxa waxbarashada iyo barbaarinta suubban ee gobolka geeska Afrika iyo dunida Carabta iyo Islaamka, iyadoo xiriirro wax ku ool ah la samaysay jaamacado aad u facweyn gudaha iyo dibaddaba ku leh sumcad qiimo badan. Jaamacaddu waxay go’aansatay inay dusha u dhigato soo saaridda jiil ku hubaysan cilmi, alkhlaaq, xikmadda iyo waayo aragnimana hugoodu yahay. Halku dhiggeedana waa: “Hiigsigeennu Waa Aqoon Iyo Xikmad, Anshaxa Suubanina Waa Seetaheenna”.
Annual Revenue$50M to $100M
Estimated OwnershipEducationalBuilt from contact records that share this company: name, job title, job level, job function and person location.
Turn cold outreach into meaningful business conversations.
Rated and recommended by professionals who expect more
Matching runs on fields we already have: industry, employee range, HQ location, ownership type, funding rounds, specialities. Results come live from the ReachStream directory.